Kulan xasaasi ah oo goordhaw u furmay Madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo Xog ku aadan…

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka furmay shir xasaasi ah ay leeyihiin Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland. Sida aan wararka ku heleyno kulanka labada Madaxweyne ayaa diirada lagu saarayaa ajandayaal xasaasi ah ay ku jiraan arimaha siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha, Arrimaha dib u eegista Dastuurka, Sharciga Batroolka … Continue reading Kulan xasaasi ah oo goordhaw u furmay Madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo Xog ku aadan…